“Author Archive”
Muqdisho May 08, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay qorshaha dib u habeynta maaliyadda dalka iyo horumarka laga gaaray arrimaha dhaqaalaha, gaar ahaan dhanka maaliyadda, dakhli ururin iyo kobaca dakhliga gudaha. Wasiir Biixi Iimaan Cige […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso May 08, 2024 (QJ) -Ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaannada dhaca xeebaha, kuwaasoo lagu beegsaday dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyay ciidamada badda ee PMPF. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay Doomo, Qalab, Hub iyo Shaqaale. Gaadiidka badda ee lala wareegay ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino horudhac ah oo muujinaya in qaar ka mid ah gobolada dalka ay ka dhici karaan fatahaado sababay barakac iyo burbur. War saxaafadeed ay soo saartay hay’adda SODMA ayaa lagu sheegay in tobanka maalmood ee soo socda oo ku beegan 7-da ilaa 16-ka May […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi May 07, 2024 (QJ) -Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heshiisyo iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Heshiisyadani waxay ka kooban yihiin Arrimaha Diblomaasiyadeed, Amniga, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada, iyo Adeegyada Bulshada. Dhanka Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, halka dhanka Kenya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 07, 2024 (QJ) -Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo maareynta Hubka Qaranka, kaasoo socon doona muddo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga C/fitaax Qaasim oo sheegay in shirkan uu ku soo aadayo xilli xasaasi ah, iyadoo Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tel Aviv May 07, 2024 (QJ) -A statement from Israeli PM Benjamin Netanyahu’s office has revealed that the War Cabinet has unanimously decided that military operations in Rafah would continue. Israeli forces have announced they have launched attacks on 50 locations in Rafah, which are considered some of the most intense attacks Israel has carried […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa May 06, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda iskeed isku magacawday ee Somaliland, Dr. Ciise Keyd Maxamuud, oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in Turkiga lagu wargeliyay inaanay iman karin biyaha Somaliland. Wasiirka ayaa sidaasi ku sheegay mar uu ka hadlayay heshiiska difaaca badda ee Soomaaliya iyo Turkiga. Wasiirka ayaa sidoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi May 06, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa safarkiisii ugu horreeyay ee rasmi ah ku tagay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha June 2022. Xamza ayaa soo casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo ay wada hadal ku yeelan doonaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Rota May 06, 2024 (QJ) -Warbixin ku saabsan khatarta burcadbadeedda badda Soomaaliya oo uu soo saaray howlgalka ciidamada badda ee Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay aad u kordheen falalka burcadbadeedda. Midowga Yurub ayaa sheegay in weerarrada burcadbadeedda ay dib u billaabeen si tartiib-tartiib ah, iyagoo doonaya inay u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
GAZA May 06, 2024 (QJ) -The Hamas militants carried out an attack that inflicted significant damage on Israeli soldiers, operating in the Palestinian territory. Hamas militants launched a coordinated and fierce assault on Rafah crossing, resulting in casualties and injuries among the Israeli military personnel. Three Israeli soldiers were killed in the attack carried out […]
Posted in news in English | Read More »