“Author Archive”
Muqdisho May 10, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya waa in ay xoojisaa dadaallada lagu doonayo in wax looga qabto caqabadaha amni ee halista ah iyo kuwa qalafsan ee dalka ka jira iyo in la xoojiyo hannaanka baaritaannada iyo dacweynta kiisaska xadgudubyada galmada iyo jinsiga ku saleysan, ayuu tiri khabiirka xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay u qaabilsan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 10, 2024 (QJ)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 53-aad ee qeybta 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka ciidamada ay ku fashiliyeen weeraro ay soo diyaariyeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo qorsheynayay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY May 10, 2024 (QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku dalbatay soo afjarida shaqada xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in aysan dooneyn in ay malo ka bixiyaan go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana ay qeyb ka yihiin sii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London May 10, 2024 (QJ)-The UK’s Foreign Secretary, David Cameron, has once again reiterated the UK’s position that they will not support Israel’s large-scale operation in Rafah “if there is no clear plan to protect civilian lives.” “We do not see a plan, and if there are prevailing circumstances, we will not support a major […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa May 09, 2024 (QJ)-Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhawaan magaalada Addis Ababa ku kala saxiixday heshiis lagu tababarayo ciidamo cusub oo ka tirsan Booliska Somaliland. Heshiiskan oo lagu baahiyey barta Facebook-ga ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa tilmaamaya in dhinacyadu ay gaadheen heshiis ku saabsan dhinaca tababarida ciidamada Booliska. “Agaasimaha Tababarka Ciidanka Booliska Somaliland G/sare Cabdi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baydhabo May 09, 2024 (QJ) -Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay 12 xubnood oo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen. Shaqsiyaadkan ayaa si weyn loogu soo bandhigay magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow dhow, wax yar kadib markii ciidamada ammaanka Maamulka Gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 09, 2024(QJ) -Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay in la joojiyo shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) xilli uu ku egyahay bisha Oktoobar ee sanadka 2024-ka, taasoo muujineysa weji cusub oo wadashaqeyn ah oo u dhaxeeya dalka iyo Qaramada Midoobay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa warqad u diray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington May 09, 2024 (QJ) -The United States government has recently blocked a shipment of weapons destined for Israel, citing concerns over Washington’s role in Israel’s plans to take control of the city of Rafah in the Gaza Strip. The United States has consistently stated that it does not support Israel’s attacks and has refused […]
Posted in news in English | Read More »
Cairo May 08, 2024 (QJ) -Egypt has expressed political concern about Israel’s operations in Rafah, urging withdrawal from the area to avoid jeopardizing the lives of more than a million Palestinians, who rely on aid. Egypt has shown significant concern about developments in Gaza. They share a border where part of Rafah is located in […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho May 08, 2024 (QJ) -Hay’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in bishii March ay duqeymo cirka ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay dileen 23 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan 14 carruur ah. Waxay ku baaqeen in baaritaan lagu sameeyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »