“Author Archive”
Baydhabo May 13, 2024 (QJ) -Waxaa soo baxaya faah faahin ku saabsan weeraradii shalay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasi oo ay fuliyeen Al-Shabaab. Weeraradan oo tiradooda lagu sheegay labo ayaa waxaa lala beegsaday guryo ku yaala magaalada oo ay degan yihiin mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, sida ay xaqiijiyeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Manama May 13, 2024 (QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda Wadamada Carabta oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Manama ee xarunta dalka Baxreyn. Kulanka oo ahaa shir sanadle ah oo ay isugu yimaadaan madaxda Carabta ayaa waxaa diiradda lagu saaray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baydhabo May 12, 2024 (QJ) -Howlgal qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka ay maanta ka sameeyeen gobollada Baay iyo Bakool, ayaa lagu beegsaday dhul buuraley ah iyo dhulka miyiga ah. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliye ku xigeenka Ururka 8-aad ee qeybta 47-aad, Xidigle Uune Guudle C/raxmaan, isagoo sheegay in ay isku baabiyeen goobo la rumeysan yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dooloow May 12, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in fatahaad uu sameeyay webiga Jubba oo ku fatahay xaafadaha degmadaasi. Bulshada ku dhaqan jiinka webiga Jubba ee Doolow ee labada dhinac ee Waqooyi iyo Galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay la kulmayay sare u kac dhanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dhuusamareeb May 12, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing oo dhawaan soo gebagebeyneysa howleheedii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdiga ay hogaamineyso Ms. Catriona Laing ayaa booqday dhismaha xarunta Qaramada Midoobay ee Galmudug oo si habsami leh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cairo May 12, 2024 (QJ) -Egypt has officially announced that it would support South Africa’s ongoing lawsuit in the International Court of Justice accusing Israel of genocide in Gaza. In a statement from the Egyptian Ministry of Foreign Affairs, Sameh Shoukry highlighted that these measures were taken to address Israel’s violations against the Palestinian people. […]
Posted in news in English | Read More »
Washington May 11, 2024 (QJ) -The US government officially announced on Friday that the weapons it donated to Israel and used in the war in Gaza probably violated international humanitarian law. However, the Biden administration wasn’t able to link specific U.S. weapons to individual strikes by Israeli forces in Gaza. The report indicates evidence showing […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho May 11, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dib uga laabatay maalin uun ka dib codsigii dhawaan lagu dalbanayay in la xiro oo dib loo qiimeeyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). War saxaafadeed ay soo saartay dowladda oo ay u dirtay Qaramada Midoobay maanta ayaa lagu sheegay inay laashay codsigii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso May 11, 2024 (QJ) -Ciidamada Midowga Yurub ayaa gacanta ku dhigay 6 qof oo Soomaali ah oo isku dayay inay afduubtaan markab shidaal qaada. Weerarkii lagu qaaday Jasiiradda Marshal ee Chrystal Arctic, ayaa ka dhacay meel u dhow xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegtay shirkadda ammaanka ee gaarka loo leeyahay ee Ambrey. Markii ay iska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xaradheere May 11, 2024 (QJ) -Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab iyo Gorgor ayaa gacanta ku dhigay Shidaal la sheegay in loo waday Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada dowladda iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo ka dhacay duleedka degmada Xarardheere […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »