“Author Archive”
Stories written by admin

Duqeyn lagu dilay dgaalyahano Shabaab ka tirsanaa

Muqdisho May15, 2024(QJ) -Weerar ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya saaxiibo caalami ah ayaa ka dhacay gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe. Weerarka koowaad ayaa ka dhacay deegaanka Cali Xayle oo ku dhow degmada Ruunirgood. Howlgalka labaad ayaa ka dhacay deegaanka Baraak Sheekh Caamir oo ku dhow degmada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muqdisho oo xustay SYL

Muqdisho May 15, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xuska 15-ka May xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL dhigay xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isagoo xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ku maamuusay dhalinyaradii gobonimo doonka ahayd ee SYL. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

James Swan oo di loo soo magacaabay

NY May 15, 2024(QJ) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa James Swan u magacaabay inuu noqdo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Talaadadii. Swan waxa kale oo uu hogaamin doonaa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). James Swan ayaa si ku meel gaar ah u buuxinaya booska ka dib […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hezbollah shoots down an Israeli spy Balloon

LEBONAN -The Hezbollah has announced yesterday that they intercepted a surveillance balloon sent by Israel to gather information. The balloon reportedly targeted the airspace controlled by Hezbollah in Lebanon. A statement from Hezbollah indicated that they shot down the balloon and shelled the base the Balloon was launched from. The statement also mentioned that the […]

Posted in news in English | Read More »

Hamas: Israel killed Hostages and their guards

Gaza May 14, 2024 (QJ) -Israeli forces have intensified their bombings in parts of Gaza City, and they have also launched a strong assault on the city of Rafah, where many Palestinian civilians had previously fled. A statement from Hamas announced that they had lost contact with a group of their fighters who were guarding […]

Posted in news in English | Read More »

Shirka Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho May 14, 2024 (QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah, kaasoo maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka. Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ka wada hadlaya xaalada amni ee dalka, gaar ahaan dardar gelinta dagaalka ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland oo mustaafurineysa Ajaanib ka tirsaneyd ISIS

Garoowe May 14, 2024 (QJ) -Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa dib xoriyadooda ugu celisay lix eedeysane oo ajaaniib ah oo u kala dhashay dalalka Itoobiya iyo Marooko, kuwaasi oo horay uga tirsanaa kooxda Daacish. Ajaanibtan la siidaayayayaa dib loogu celinayaa dalalkii ay ka yimaadeen, ayaa waxaa lagu wareejiyay Wasaaradda Cadaaladda Puntland, si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo ku duuleysa Laascaanood

Hargeysa May 14, 2024 (QJ) -Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay qorshaynayso weerar culus oo ay ku doonayso inay dib ugu qabsato Laascaanood, iyadoo ay doonayso inay dib u soo ceshato gacan ku haynta deegaanada SSC-Khaatumo. Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa dhawaan xoojiyey fariisimo ay ku lahaayeen gobolka Sool. Talaabadan ayaa loo arkaa mid uu maamulka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

57 killed in Gaza in the last 24 hours

Gaza May 13, 2024 (QJ)-The Gaza Ministry of Health has reported that 57 people were killed by Israeli airstrikes, in the last 24 hours, adding 82 others were injured. Since the October 7th attacks by Israel, a total of 35,091 people have been killed in Gaza due to Israeli airstrikes, and 78,827 have been injured, […]

Posted in news in English | Read More »

Xasan Sheekh oo magacaabay Gudi difaacda midnimada

Muqdisho May 13, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay guddiga heer qaran ee difaaca midnimada iyo wadajirka qaranka Soomaaliyeed. Guddigan oo ka kooban 10 xubnood ayaa la magacaabay kadib markii madaxweynaha uu ogaaday baahida loo qabo in la xoojiyo tayada hoggaanka dalka iyo midnimada dhuleed, sida lagu sheegay warqad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »