“Author Archive”
Stories written by admin

Xasan Sheekh oo markii sadexaad bil gudaheed booqanaya Ruto

Nairobi May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo la kulmay dhiggiisa dalkaas, William Samoei Ruto. Hadal kooban oo uu baahiyay William Ruto oo ku saabsan socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kulanka ay wada qaateen ayaa lagu yiri “Wadashaqeynta aan la leenahay dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israel recovers Hostage Bodies in Gaza

Tel Aviv May 18, 2024 (QJ) -The Israeli military announced today that they had recovered the bodies of three individuals who had been held hostage in the Gaza Strip. All three individuals were killed while escaping from the Nova music festival, back on October 7th and their bodies were found in Gaza. Media, citing military […]

Posted in news in English | Read More »

Beelo ku dagaalamay Balanballe

Balanballe May 17, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa ku soo warramaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob joogayaal ayaa ku waramay in maleeshiyaad hubeysan oo xoolo dhaqato ahaa ay dileen hal qof mid kalana dhaawac ayaa soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wadatashiga Qaran oo heshiisyo soo saaray

Muqdisho May 17, 2024 (QJ) -War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ee Golaha Wadatashiga Qaran. Madasha ayaa diiradda lagu saaray dhowr arrimood oo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dadaallada xasilinta amniga, ka hortagga argagixisada Al-Shabaab, dib u eegista dastuurka iyo wax ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jaamacada Carabta oo taageertay Midnimada Soomaaliya

Manama May 17, 2024 (QJ) -Shir madaxeedka 33-aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn, ayaa mar kale lagu muujiyay taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya. War murtiyeed laga soo saaray gabagabada shir madaxeedka ayaa wadamada carabta waxay ku balan qaadeen in ay si hagar la’aan ah u garab istaagi doonaan madax banaanida iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

South Africa demands immediate stop to Israel’s attack on Rafah

Hague May 17, 2024 (QJ) -South Africa has once again called on the International Court of Justice (ICJ) to halt the massacre in Gaza, urging the court to order an immediate stop to Israel’s attack on Rafah. “South Africa hoped, the last time we appeared before this court, that the brutal attack would be halted […]

Posted in news in English | Read More »

EU called on Israel to immediately end its military operation in Rafah

Brussels May 16, 2024(QJ) -The European Union today called on Israel to immediately end its military operation in Rafah. They warned that if Israel insists on continuing its operation, it will damage the relationship between Israel and the European Union. “If Israel continues its military operation in Rafah, it will certainly put great strain on […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Zamse o odhaleeceeyay xadgudubyada ka dhanka ah Falastiiniyiinta

Manama May 16, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre oo ka qeyb galay shir madaxeedka 33-aad ee Jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay caqabadaha iyo fursadaha horyaalla dalalka Carabta, waxaana uu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo sidii wax looga qaban lahaa. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo gaadiid dagaal ugu deeqay ciidamada DANAB

Muqdisho May 16, 2024 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxyadiin, ayaa maanta ka guddoomay gaadiid dagaal oo ay Dowladda Mareykanka ugu talagashay Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab. Gaadiidkaan ayaa ah kuwa loogu tala galay in ay ku hawlgalaan qeybta 16-aad ee ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Safiirka UK Shaqo u tegay Hargeysa

Hargeysa May 16, 2024(QJ) -Madaxweynaha mudo dhaafka ku jooga maamulka iskii isu magaacaabay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxtooyada ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo safar shaqo ku tegey magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dardar gelinta mashaariicda kala duwan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »