“Author Archive”
Stories written by admin

Wasiir Biixi oo shir uga qeybgelaya Qaahira

Qaahira May 23, 2024(QJ) -Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hay’adaha Maaliyadda Carabta oo sanadkan lagu qabtay magaalada Qaahira. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa horumarinta nidaamyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ruushka oo Soomaaliya ka caawinaya ladagaalanka Al Shabaab

Muqdisho May 223. 2024 (QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka Ruushka u fadhiya Soomaaliya Danjire Mikhail Golovanov. Wasiirka iyo safiirka ayaa intii uu kulanka socday waxa ay ka wada hadleen dar dar gelinta dadaallada wadajirka ah iyo sidii dowladda Ruushka ay Soomaaliya uga taageeri […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ireland, Spain, and Norway will recognize the State of Palestine

Ireland (QJ) -The governments of Ireland, Spain, and Norway have announced today that they will recognize the State of Palestine starting May 28th, hoping other Western countries will follow suit. This decision prompted Israel to summon its ambassadors. Spanish Prime Minister Pedro Sanchez stated that this move aims to accelerate efforts to secure a ceasefire […]

Posted in news in English | Read More »

Xildhibaan Raambo H/Awal & H/Jeclo muxuu kala kulmay? TORONTO

TORONTO May 23, 2024 (QJ)-Xildhibaan Maxamed Raamboo oo sugan magaaladaToronto ee dalka Canada ayaa bilaabay shirar xisbiga kulmiye ugu ololaynayo oo uu la yeelanayo jaaliyadaha beelaha taageersan xisbiga kulmiye, iyada oo fiisaha dal ku galka iyo tigidhkana ay ka bixiyeen taageerayaasha kulmiye ee dalka Canada. Xildhibaan Maxamed Raamboo ayaa kulankii ugu horeeyey oo qarsoodi ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qorshaha cusub ee Isbadalka Qaranka oo la soo bandhigay

Muqdisho May 22, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in Qorshaha cusub ee Isbadalka Qaranka uu tusaale u yahay Hannaanka cusub ee ay Soomaaliya qaadatay, isla markaana xoogga la saarayo guulo la taaban karo iyo is bedelka dhab ah. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ku nuux nuuxsaday in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN: approximately 40% of the population of Gaza displaced

Gaza May 21, 2024 (QJ) -More than 900,000 people, approximately 40% of the population of Gaza, have been displaced in the past two weeks as Israeli airstrikes continue across most of the region, UN spokesperson Stephane Dujarric said yesterday. There are Israeli airstrikes and ground assaults, particularly in the eastern parts of Rafah and Jabalia, […]

Posted in news in English | Read More »

Kiinya oo nin Soomaali ah ku xukuntay 12 sano

Nairobi May 21, 2024 (QJ) -Dowladda Kenya ayaa 12 sano oo xarig ah ku xukuntay Maxamed Cabdi Cali oo loo yaqaan Abuu Fidaa iyo Abuu Shuhadaa, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa kooxda argagixisada ah ee Daacish. Shaqsigan ayaa la qabtay sanadkii 2016-kii, waxaana uu sugayay maxkamad tan iyo xilligaas. Xafiiska agaasimaha dacwad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gobolka Banaadir iyo caalamka oo iska kaashanaya xaalada Barokacayaasha

Muqdisho May 21, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshe Farsamo oo loogu talagalay in xal loogu helo barakacayaasha ku nool Gobolka Banaadir. Qorshahan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM. Munaasabadda ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaamiyaha SSC-Khaatumo oo u digay Somaliland

Rome May 21, 2024 (QJ) -Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, ayaa Somaliland uga digay inay colaad hor leh ka abuurto deegaanada SSC-Khaatumo, isagoo sheegay in ciidamadoodu ay u diyaarsan yihiin inay difaacdaan deegaanadooda. Firdhiye oo hadda ku sugan dalka Talyaaniga ayaa khudbad u jeediyay qurbajoogta SSC-Khaatumo ee ku sugan magaalada Rome, wuxuuna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Raamboo oo diiday inuu kala qaybgalo xafladii 18 may ex wasiir cadaani

Xildhibaan Maxamed Raamboo oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday inuu ka qaybgalo xafladii 18-ka may ee ka dhacday magaalada Toronto ee dalka Canada oo uu ku suganaa Ex-wasiir Cadaani. Rambow ayaa ka dib markii la sheegay in xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Cismaan Saxardiid cadaani uu ka soo qayb galayo munaasibada 18-ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »