“Author Archive”
Stories written by admin

Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay dad waday kicin bulsho

Muqdisho May 25, 2024 (QJ)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin, ayaa ka hadlay tallaabooyin ay ciidamada Boolisku maalmihii la soo dhaafay ku soo qab-qabteen shaqsiyaad caan ka ah baraha bulshada, kuwaasoo lagu eedeeyay inay faafiyeen aflagaado iyo qal-qal-gelin dadweyne. Taliye Sulub waxa uu ku nuux-nuux saday inaan loo dulqaadan doonin hab-dhaqanka noocaasi ah, isla […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weerar ka fuliyay Gaarisa

Garisa May 25, 2024 (QJ) -Xoogag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada booliska Kenya oo marayay duleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari. Weerarkan oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa xigay dagaal ciidamada Kenya iyo kuwa Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Ijaara oo ku dhow […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

20,000 patients with serious illnesses waiting for the Rafah crossing to re-open

Rafah May 25, 2024 (QJ)-More than 20,000 patients with serious illnesses are waiting for the Rafah crossing to open so they can leave Gaza for urgent medical treatment. “Over 20,000 patients suffering from cancer, heart disease, and blood disorders are waiting for the crossing to open due to humanitarian conditions caused by the siege, blockade, […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland iyo QM oo kawadahadlay fulinta Mashaariic

Hargeysa May 24, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka Bini’aadantinimo Mr. George Conway oo ay weheliyaan saraakiil sarsare oo ka socday toban hay’adood oo ka socday Qaramada Midoobay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta mucaawinooyinka horumarineed ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weeraray xeryo ciidan oo ku yaal Berdaale

Bardaale May 24, 2024 (QJ) -Dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ku leeyihiin degmada Bardaale ee gobolka Baay. Iska horimaad kooban ayaa dhexmaray labada dhinac, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyay saddex askari oo ka tirsan ciidamada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hawlgalka Ciidamada Yurub oo burcad ka badbaadiyay Markab

Mogadisho May 24, 2024 (QJ) -Howlgalka Atalanta ee Midowga Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay in lagu guuleystay furashada markabka ganacsi ee Basilisk, kaasoo ka babanayay calanka dalka Liberia, iyadoo ay la socdeen 17-shaqaale ah oo la socday, kaddib markii ay isku dayeen kooxo looga shakisan yahay inay burcadbadeed yihiin oo lagu afduubtay badweynta Hindiya. Sida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The ICJ orders Israel to halt its military operations in Rafah

Hague May 24, 2024 (QJ) -The International Court of Justice has ordered Israel to halt its military operations in the southern Gaza city of Rafah. Judge Nawaf Salam, the president of the International Court of Justice (ICJ), delivered the court’s ruling today. The court, based in The Hague, Netherlands, issued this ruling as part of […]

Posted in news in English | Read More »

The United Nations has suspends food distribution in Rafah

Gaza May 24, 2024 (QJ) -The United Nations has suspended food distribution in the city of Rafah, located in the southern part of Gaza, due to severe supply shortages and increasing security concerns. UN spokesperson Stephane Dujarric announced on Tuesday that the food distribution centers run by UN agencies WFP (World Food Programme) and UNRWA […]

Posted in news in English | Read More »

Burcad Soomaali ah oo qabsatay markab hor leh

Marka May 23, 2024 (QJ) -Burcadbadeeda Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul oo lagu magacaabo Basilisk (General Cargo Ship, IMO 9539377). Markabkan oo ka babanayey calanka dalka Liberia ayaa ku sii jeeday dekedda Khaliifa ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ka soo ambabaxay dekedda Porto Grande ee ku taalla magaalada Cape Verde ee galbeedka Afrika. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM oo xayiraad ku soo rogtay madax ka mid ah Al Shabaab

NY May 23, 2024 (QJ) -Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay golaha. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in saddexda hogaamiye lagu daray liiska cunaqabateynta ee ku xusan Qaraarka Golaha Amaanka ee tirsigiisu yahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »