“Author Archive”
Nairobi May 28, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku kacaya 18 milyan oo doolar oo wax looga qabanayo arrimaha deegaanka iyo sidii loo yareyn lahaa saameynta isbeddelka cimilada. Heshiiskan maaliyadeed waxa si wada jir ah u saxeexay wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, iyo guddoomiye […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 28, 2024 (QJ) -Dawlada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal Madaxweynaha Kenya William Ruto dhawaan uu ka sheegay dalka Mareykanka oo ahaa in haddii ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS ay isaga baxaan Soomaaliya in kooxda Al-Shabaab ay si fudud ula wareegi karto dalka Soomaaliya. Isagoo ka jawaabaya, wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeisa May 27, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Mudo dhaafka xilka ku jooga ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiska uu maamulkiisu saldhig ciidan oo badda ku siinayo Itoobiya uu wax weyn ka tari doono arrimaha ammaan darada ah ee ka soo cusboonaanaya Badda Cas. Biixi oo waraysi siiyey wargeyska Financial Times, waxa uu xusay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe May 27, 2024 (QJ) -Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in aysan jirin wax howlgal ah oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen buuraha Calmadow. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, ayaa lagu beeniyay war shalay ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxayna ku tilmaameen mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Geneva May 27, 2024 (QJ) -Shirkii 77-aad ee Caafimaadka Adduunka ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, waxaana Dr. Cali Xaaji Aadam Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya loogu doortay Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shirweynaha Caafimaadka Adduunka. Golahan ayaa sanadkiiba mar ku kulma xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, isagoo ka hadlaya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza May 27, 2024 (QJ) -An Israeli airstrike in the city of Rafah has resulted in the deaths of dozens of Palestinians, prompting senior diplomats to express their dismay over the civilian casualties in southern Gaza. The last airstrike caused a severe fire resulting in the deaths of 45 people in a tent camp, which […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho May 27, 2024 (QJ)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ah lagu beegsaday xero ay Al-Shabaab ku lahaayeen buuraha Calmadow ee Puntland. Howlgalka oo aan la ogeyn xilliga uu dhacay ayaa la sheegay in lagu dilay in ka badan 20 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi May 27, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ay ka faa’ideysan doonto awood la’aanta Soomaaliya, kadib markii Midowga Afrika uu sanadkan kala baxayo ciidamadooda. Hadalkan ayaa imaanaya maalmo kadib markii Washington ay taageero cusub u ballan qaaday sirdoonka, amniga, iyo dadaallada nabad ilaalinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Aman May 27, 2024 (QJ)-The United Nations Special Rapporteur on the situation of human rights in the Palestinian territories occupied since 1967, Francesca Albanese, has called for International sanctions against Israel and accountability for its alleged crimes against Palestinians. In her repeated calls, Albanese emphasized the need for an “immediate ceasefire, the end of Israel’s […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe May 25, 2024(QJ) -Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8-aad iyo 12-aad ee dugsiyada Puntland ee sanad dugsiyeedka 2023/2024. In ka badan 20,000 oo arday ayaa la filayaa inay u fariistaan imtixaanaadka guud ahaan degmooyinka Puntland. Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »