“Author Archive”
Stories written by admin

Xil Raamboo: C/Qadir Jirde iyo ex Xildhibaan Kijaandhe waxey ku balan fureen C/Lahi Darawal

Toronto June 01, 2024 (QJ) – Xilmadhibaan Maxamed Xuseen Raamboo oo sii wada kulamadii uu dalka Canada kula yeelanayey jaaliyadaha beelaha ku bahoobay taageerada Kulmiye ayaa shir kale la yeeshay jaaliyada beelaha Arab ee magaalada Toronto isaga oo kulamo horena la soo qaatay jaaliyadaha beelaha Habar Awal iyo Habarjeclo.     Xilmadhibaan Raamboo oo jaaliyada beeshiisa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AFRICOM oo duqeyn ku dishay dagaalyahano ka tirsanaa Daacish

Jabuuti June 01, 2024 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeyn cusub oo dhanka cirka ah ay la beegsatay dagaalyahanada Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari ee Puntland. Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka Afrika ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyay howlgalkaasi, waxaana lagu sheegay in duqeynta ay ka dhacday meel ku dhow tuulada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Itoobiya oo ka baxaya Soomaaliya

Muqdisho June 01, 2024 (QJ)-Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa dalka ka baxaya dhamaadka bisha December ee sanadka 2024-ka, sida uu sheegay taliyaha nabad sugidda qaranka Xuseen Sheekh Cali. Sida uu sheegay Taliyaha Nabadsugida Qaranka, ciidamada Itoobiya kama mid noqon doonaan “ciidamada AU-da” ee ka howlgali doona Soomaaliya, marka ay howlgalka Midowga Afrika ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh iyo Blinken oo nabadgelyada kawada hadlay

Muqdisho June 01, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken, oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghaye Blinken ayaa intii ay wada xaajoodka socday waxay diiradda saareen arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Netanyahu has dismisses President Biden’s three-phase plan to cease hostilities

Tel Aviv June 01, 2024 (QJ)-Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has dismissed the possibility of a lasting ceasefire in Gaza until Israel achieves its goal of eradicating Hamas and rescuing hostages. Netanyahu’s statement contradicts a proposal put forth by President Biden today that outlines a comprehensive three-phase plan to cease hostilities. “We agreed that we […]

Posted in news in English | Read More »

Somalia’s Intelligence and Security Agency arrests businessmen suspected of collaborating with the Al-Shabaab

Mogadishu June 01, 2024(QJ) -Somalia’s Intelligence and Security Agency (NISA) has revealed a significant operation targeting businessmen suspected of collaborating with the Al-Shabaab group, while also providing financial support. A statement released by NISA disclosed that NISA forces apprehended businessmen suspected of engaging in transactions with Al-Shabaab after they were found to have provided financial […]

Posted in news in English | Read More »

Afhayeenka Wasaarada Difaaca oo ka warbixiyay Hawlgaladii u danbeeyay

Muqdisho May 31, 2024 (QJ) -Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah dalka. Afhayeenka Wasaaradda ayaa sheegay in howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka sameeyeen todobaadkii la soo dhaafay deegaano kala duwan oo ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo laga cafiyay Deymihii Boostada Aduunka

Berne May 31, 2024 (QJ) -Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali oo ku sugan magaalada Berne ee dalka Switzerland ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mudane Masahiko Metoki xarunta dhexe. Wasiirka ayaa codsaday in laga cafiyo deymaha Soomaaliya lagu leeyahay oo gaareysa ku dhawaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UK and US forces target Houthi positions in Yemen

London May 31, 2024 (QJ) -The US and UK military announced that they conducted airstrikes against Houthi targets in Yemen on Thursday, aiming to prevent the group from further disrupting Red Sea shipping lanes. Houthi media reported that at least 13 people were killed in these strikes. The US Central Command issued a statement indicating […]

Posted in news in English | Read More »

Daacish oo sheegatay qarax ka dhacay Dayniile

Muqdisho May 30, 2024(QJ) -Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar Miino oo Talaadadii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo ay soo saartay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay in qaraxa lala beegsaday ciidamo ku sugnaa bar koontarool oo ku taalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »