“Author Archive”
Stories written by admin

Soomaaliya oo ku fariisaneysa kursiga Africa ee Gollaha Amaanka

NY June 14, 2024(QJ)-Soomaaliya ayaa la filayaa in ay hesho mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo aan cidna kula tartamin kursiga Afrika. Doorashada ayaa lagu wadaa in ay dhacdo inta lagu guda jiro kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay 6-da bisha June. Soomaaliya ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaza famine “It is possible, if not probable,” stated FEWS NET

Gaza June 04, 2024 (QJ) -An independent group of experts has warned of the potential for famine in northern Gaza, although the ongoing conflict and restrictions on humanitarian aid have hindered the collection of data to confirm this. “It is possible, if not probable,” stated the Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET) regarding the […]

Posted in news in English | Read More »

PSF oo qabqabtay rag ka tirsan Daacish

Bossaso June 03, 2024(QJ) -Ciidamada ammaanka ee Puntland (PSF) ayaa maalmahan waday howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Ciidamada ayaa howlgalo balaaran ka sameeyay xaafadaha kala duwan ee magaalada, waxaana lagu soo qab qabtay shaqsiyaad lagu tuhmayo inay xiriir la leeyihiin Daacish (ISIS). Saraakiisha gacanta ku haysa howlgalada lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jubaland oo ka hortimi in ciidamada Itoobiya laa saaro Soomaaliya

Muqdisho June 03, 2024(QJ)-Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in go’aanka Dowladda Federaalka ay ku sheegtay in Ciidamada Itoobiya dalka looga saarayo uu ka dhigan yahay xaalad adag. Maxamuud Sayid Aadan oo hadda ku sugan Muqdisho, wuxuu xusay in cidda keliya ee ka faa’iidaysanaysa tallaabadan ay tahay Al-Shabaab. Sidoo kale, Xasan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo aan marnaba joojin doonin rabatikeeda Badda Cas

Addis Ababa June 03, 2024 (QJ)-Machadka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ku qabtay shirkii labaad ee wadahadalka badda cas, kaas oo diiradda lagu saarayay baahida loo qabo iskaashiga gobolka ee badda cas. Jaafar Bedru oo ah madaxa fulinta ee machadka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay muhiimada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

IDF says four more Hamas held Hostages are dead

Gaza June 04, 2024(QJ) -The Israeli military has reported that four more Israeli hostages held by Hamas since October 7th have died, and their bodies are being held. The military identified the four men as Haim Perry, Yoram Metzger, Amiram Cooper, and Nadav Popplewell, all of whom had been shown alive in videos released by […]

Posted in news in English | Read More »

Gollaha Wakiilada oo Mushaharkii laga jaray

Hargeysa June 02, 2024(QJ)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta u baaqday kooram la’aan maalintii saddexaad oo xidhiidh ah, iyadoo goluhu hore u go’aamiyay in dib loo furo kulamaa ka dib markii uu madaxweynuhu dib u soo celiyay xeerka miisaaniyada sanadka 2024-ka. Khilaafka Golaha Wakiilada iyo Xukuumada ee ku saabsan qoondada Miisaaniyada ayaa sababay in la hakiyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Koonfur Galbeed oo ka hortimi bixida ciidamada Itoobiya

Baydhabo June 02, 2024(QJ)-Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka horyimid hadal dhawaan ka soo yeeray La Taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali, kaasi oo ahaa in Ciidamada Itoobiya ay gabi ahaanba dalka ka bixi doonaan dhamaadka sanadka 2024-ka. War qoraal ah oo lagu daabacay bogga rasmiga ah ee wasaaradda amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamza oo u dhoofay Seoul

Muqdisho June 02, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay magaalada Seoul ee xarunta dalka Koonfurta Kuuriya. Ra’iisul Wasaare Xamza iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka u dhaxeeya Jamhuuriyadda Kuuriya iyo dalalka Afrika, kaasoo soconaya 4-ta illaa 5-ta June. Afhayeenka Xukuumadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bodies recovered from demolished buildings in Jabalia

Jabalia June 02, 2024(QJ)-Emergency response teams in Jabaliya have reported retrieving over 100 bodies from buildings demolished by Israeli forces, two days after the Israeli military withdrew from the area. Medical sources at Kamal Adwan Hospital indicated that emergency responders and civil defense teams have extracted more than 120 bodies from collapsed buildings in the […]

Posted in news in English | Read More »