“Author Archive”
Stories written by admin

Dagaal beeleed lagu hoobtay oo ka dhacay Galgaduud

Cabudqaaq June 09, 2024(QJ)-Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaal beeleed daba dheeraaday oo shalay ka dhacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka badan yahay 50 dhimasho ah iyo dhaawaca in ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

James Swan oo la haday madaxdii hore ee dalka

Muqdisho June 09, 2024(QJ) -Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta telefooonka kula hadlay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaa madaxdu ka hadahadashay horumarka ka socda dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saturday the deadliest day in Gaza

Gaza June 09, 2024(QJ) – Saturday was reported as the deadliest day in Gaza since mid-December, with 283 people killed, according to Gaza’s Ministry of Health on Sunday. This brings the total number of fatalities in the ongoing conflict in Gaza to 37,084, as reported by the ministry. The majority of those killed on Saturday died […]

Posted in news in English | Read More »

Afar shaqaale dhisme oo lagu dilay Aaga Gaarisa

Garrisa June 08, 2024(QJ)-Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka bilowday dagaal loo adeegsaday qaraxyo. Dagaal qaraar oo dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo labada dhinac soo kala gaaray. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka, waxayna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomali reer Minneapolis ah oo lagu helay denbiyo

Minneapolis June 08, 2024(QJ) -Xeerbeegti heer federaal ah oo ku sugan Minneapolis ayaa danbi ku helay shan qof oo lagu eedeeyay inay malaayiin dollar ka lunsadeen barnaamijyo loogu talagalay in lagu quudiyo carruurta uu saameeyay COVID-19. Labo qof oo isla falkan lagu soo eedeeyay ayaa eedeymaha lagu waayay. Hawlgalka, oo ah kuwii u horreeyay ayaa socday lix […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israel rescues 4 hostages at the coast of 210 civilians

Gaza June 08, 2024(QJ)-At least 210 people have died and more than 400 have been injured in an operation by Israel to rescue four hostages located in central Gaza, according to the Gaza government’s media office. The operation by Israeli security forces took place in the areas of Nuseirat, Deir al-Balah, and al-Zawaideh. The casualties […]

Posted in news in English | Read More »

PSF oo qabqabatay xubno ka tirsan Daacish

Bossaso June 07, 2024(QJ)-Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo Ajaanib ah oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Daacish, kuwaasi oo la sheegay inay ka badbaadeen weerarkii 31-kii bishan ka dhacay Buuraha Calmis ee Gobolka Bari. War ka soo baxay ciidamada PSF ayaa lagu sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka EAC

MUqdisho June 07, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah uga qeyb-galay shir madaxeedka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee waddamada xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey madaxda dalalka xubnaha ka ah taageerada iyo u ololeynta in Soomaaliya ay ku biirto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Furitaankii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo ku adkeysaneysa dhaqangelinta Heshiiska Badda

Addis Ababa June 07, 2024(QJ) -Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Wershadaha Itoobiya Mr. Tarekegn Bululta, ayaa go’aanka ay dawladdiisu ku aqoonsatay Somaliland ku tilmaamay mid sax ah oo Itoobiya u sahlaysa inay gasho badda. War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa X ayuu Mr. Bululta ku sheegay in riyadii Itoobiya ay ku doonaysay in ay ku hesho […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN adds Israel to the blacklist of countries and organizations that harm children in conflict zones

NY June 07, 2024(QJ)-The United Nations has decided to add Israel to the blacklist of countries and organizations that harm children in conflict zones. UN Secretary-General Antonio Guterres informed Israel’s military envoy in Washington, Maj. General Hedi Silberman, about the decision, as announced today. Guterres reportedly stated that Israel would be added to the blacklist […]

Posted in news in English | Read More »