“Author Archive”
Stories written by admin

Madaxweyne Xasan oo u hanbalyeeyay dunida Islamka

Muqdisho June 15, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul-Adxa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ee u dabbaaldegaya munaasabaddan farxadda leh. Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay maalmaha barakeysan ee Ciidul Adxaa, isagoo shacabka Soomaaliyeed ku dhiirigeliyay inay is cafiyaan, is taageeraan, lagana shaqeeyo danta guud, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

8 IDF soldiers killed in Gaza

Gaza June 15, 2024(QJ)-Hamas fighters killed 8 Israeli soldiers traveling in military vehicles in Rafah after launching rockets and then ambushing the reinforcement troops deployed to the area. The Saturday attacks were among the deadliest days for Israeli soldiers in Gaza in months as the ground offensive in the southern region intensified. The Qassam Brigades, […]

Posted in news in English | Read More »

Dawlada oo sheegtay in wadahadal u socdo Puntland

Baydhabo June 12, 2024(QJ)-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo ka hadlayay shir ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa shaaca ka qaaday in uu miro dhalay wada hadaladii u socday Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland. Wasiirku ma uusan bixin xog faahfaahsan oo ku saabsan wada xaajoodyada socda oo ay ku jiraan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UNSOM iyo Wasiirka Difaaca oo kawada hadlay bixitaaka ATMIS

Muqdisho June 12, 2024(QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), James Swan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. si looga wada hadlo horumarka laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab (AS), dhimista ciidamada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyada Norway

Oslo June 12, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasabadda soo dhaweynta ah ayaa ka sheekeeyay guulaha laga gaaray xasilinta dalka, dowlad-dhisidda, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in dowladda Norway […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN: Millions could starve in Gaza and Sudan by mid July

Rome June 12, 2024(QJ)-More than a million Palestinians could face starvation by next month due to the war in Gaza, the United Nations relief chief warned. The conflicts in Gaza and Sudan are “pushing millions of people to the brink of starvation,” according to the UN. “Only technicalities prevent famines from being declared, as people […]

Posted in news in English | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo mideyneysa Tababrada ciidamada

Muqdisho June 11, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay mideyneyso dhammaan barnaamijyada kala duwan ee lagu tababarayo ciidamada qalabka sida, kuwaasi oo ay caawinayaan dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ka sheegay booqasho uu maanta ugu tagay ciidamada Soomaaliya ee ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AFRICOM oo dafirtay dilka Dhakhaatiirtii Cuba

Djibouti June 11, 2024 (QJ) -Taliska Mareykanka Africa ayaa sheegay in aysan mas’uul ka aheyn dilka la sheegay in lagu dilay labo dhaqtar oo u dhashay dalka Kuuba, kaasi oo Al-Shabaab ay ku eedeysay Mareykanka in ay ku dileen duqeyn uu Mareykanka Soomaaliya ka fuliyay 15-kii bishii February ee sanadkan. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hamas and Islamic Jihad welcome US-backed ceasefire deal

Cairo June 11, 2024(QJ)-Hamas has responded to a US-backed proposal for a Gaza ceasefire and an exchange of captives for prisoners with some “remarks” on the plan, Qatari and Egyptian mediators have said. Hamas and the Islamic Jihad group said in a joint statement on Tuesday that they were ready to agree and that their […]

Posted in news in English | Read More »

Muuse Biixi oo sheegay in la dhaqangelinayo heshiiska Badda

Hargeysa June 09, 2024(QJ) -Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta khudbad sannadeed uu ka jeediyay baarlamaanka, si adag ugu difaacay heshiiska badda ee Itoobiya. Biixi waxa uu sheegay in heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland ee 1-dii January ee sanadkan uu yahay mid taariikhi ah oo ka dhigan “laba dal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »