“Author Archive”
Addis Ababa June 17, 2024(QJ)-Dawladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay doonayso inay fuliso heshiiskii ay hore u kala saxeexdeen Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya, kaas oo ahaa in Itoobiya aqoonsato Somaliland, ka dibna ay siiso deked iyo saldhig ciidan. Wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda federaalka Itoobiya, Tarekegn Bululta, ayaa sheegay in Itoobiya ay noqonayso […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho June 17, 2024 (QJ)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamo caalami ah ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo cirka ah ka fuliyay deegaano dhaca xadka gobolada Sh/dhexe iyo Galgaduud. Duqeynta ayaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno badan oo ka tirsan Al Shabaab, waxaana sidoo kale duqeynta lagu gubay gaadiid dagaal. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho June 17, 2024 (QJ)-Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay in ay isaga baxeen saldhigga Bariire, iyagoo mas’uuliyadda amniga ku wareejiyay ciidamada ammaanka Soomaaliya, taasoo qyeb ka ah wajigii saddexaad ee dhimista ciidamada. ATMIS waxa ay tilmaantay in Saldhigga Millitari ee ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose, oo tan iyo 2019 ay gacanta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza June 17 2024 (QJ)-More than 1.3 million people are believed to have been displaced from Rafah to other parts of Gaza in the past six weeks, according to the UN’s Palestinian refugee agency UNRWA. “UNRWA estimates that 65,000 people are sheltering in Rafah,” said UNRWA on X. “Six weeks ago there were around 1.4 […]
Posted in news in English | Read More »
Bossaso June 16, 2024 (QJ)- Warbaahinta NBC News ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Mareykanka ay u aqoonsadeen Cabdulqaadir Muumin, hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya, inuu yahay hogaamiyiha ugu sareeya ee ISIS. Cabdulqaadir Muumin ayaa la rumeysan yahay inuu bedelay Abu al-Hassan Al-Qurashi, kaasoo lagu dilay weerar ka dhacay Suuriya horaantii 2022-kii. Sida ay qortay NBC News, labo sarkaal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti June 16, 2024(QJ)-Markabka M/V Verbena ee laga leeyahay dalka Ukrain ayaa lagu soo waramayaa in uu ku degay xeebaha dalka Jabuuti. Shaqaalihii saarnaa ayaa laga daad gureeyay kadib markii kooxda Xuutiyiinta Yemen ay markabka ku dhufteen labo gantaal. Dhacdadan ayaa noqonaysa tii labaad oo Xuuthiyiintu ay dhibaato weyn u geystaan markab, ka dib weerar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho June 16, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa salaadii Ciidul-Adxa kula tukaday masjid ku yaala magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweyne ku xigeenka dalka Turkiga Cevdet Yılmaz iyo qaar ka mid ah shacabka Muslimiinta. Madaxweynaha oo hadlay ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay maalmaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza April 16, 2024 (QJ)-The UN Agency for Palestinian Refugees (UNRWA) has reported that over 50,000 children in the Gaza Strip urgently need medical treatment for acute malnutrition. In a statement released on Saturday, the agency highlighted the severe hunger levels in Gaza due to ongoing restrictions on humanitarian access. “With continued restrictions to humanitarian […]
Posted in news in English | Read More »
-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Siciid Deni, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay wada-hadallo dhammaystiran oo wax-ku-ool ah la yeeshaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo khuseeya arrimaha xasaasiga ah, gaar ahaan kuwa khuseeya masiirka dalka. Madaxweyne Deni ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in khilaafaadka siyaasadeed lagu xaliyo wada hadal la doonayo in lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Balcad June 15, 2024(QJ)-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay saqdii dhexe xubno ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ay ku leeyihiin degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobjoogayaal ku sugan degmada Balcad ayaa u sheegay wariyeyaasha in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »