“Author Archive”
Stories written by admin

IDF Spokesperson admits Israel can’t destroy Hamas

Tel Aviv June 20, 2024 (QJ) -The spokesperson for the Israeli army, Daniel Hagari, has surprisingly admitted that Israel cannot guarantee the destruction or elimination of Hamas. He made these remarks in an interview with Israel’s Channel 13, saying, “Hamas is an idea, Hamas is a party. It’s rooted in the hearts of the people […]

Posted in news in English | Read More »

UN tells arms manufacturers to cease transfers of military equipment

NY June 20, 2024(QJ)-A team of experts from the United Nations has warned companies that produce weapons and ammunition against participating in the transfer of arms to Israel, stating that doing so could implicate them in human rights violations and breaches of international law. The group of 30 experts, which includes several special rapporteurs from […]

Posted in news in English | Read More »

37 Kun oo arday oo u fariisanaya Imtixaanka Dugsiyada Sare Sabtida

Muqdisho June 19, 2024 (QJ)-Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee sannad dugsiyeedka 2023-2024, oo ay kormeerayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa dhici doona Sabtida. In ka badan 37,000 oo arday oo ku nool magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka ayaa sanadkan u fariisan doona imtixaanaadka dugsiga sare, iyadoo tirada ugu badan ee ardaydu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaal beleed ka qarxay Qoryoleey

Qoryooleey April 19, 2024(QJ)-Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed ay ka taagan tahay xaafadda Buunda weyn ee degmada Qoryooley. Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee degmadaasi. Wararka ayaa sheegaya in dhinacyada dagaalamay ay isku adeegsanayaan hubka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Fiqi oo ka falceliyay muuqaalkii Al Shabaab

Muqdisho June 19, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dacaayad ku tilmaantay muuqaalka ay soo bandhigtay Al-Shabaab, kaasoo lagu soo bandhigay dagaalyahanno cusub oo tababar qaatay. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in muuqaalkan uu muujinayo in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay dagaalyahannada Al-Shabaab u bedeleen jilayaal Hollywood ah. “Waxaan arkay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN Human Rights Council waged “an intentional and direct attack on the civilian population”

Switzerland June 19, 2024 (QJ)-The Israeli military’s “deliberate” use of heavy weapons in the Gaza Strip has been an “intentional and direct attack on the civilian population”, a new report by a United Nations-backed independent commission has found. Navi Pillay, chairperson of the Independent International Commission of Inquiry on the Occupied Palestinian Territory, said on […]

Posted in news in English | Read More »

Hogaamiye Burcad badeed oo la qabtay

Gaalkacayo April 18, 2024 (QJ)-Ciidamada booliska gobolka Mudug ayaa xalay howlgal la xiriira la dagaalanka burcad badeeda ka sameeyay magaalada Gaalkacyo. Waxa ay gacanta ku dhigtay hogaamiyihii koox budhcad-badeed ah oo ku hawlanaa lacag madax furasho ah oo gaareysa 5 milyan oo doolar oo uu ka qaatay markabka MV ABDALLA ee Bangladeshi. Howlgalka oo laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shabaab isku soo dhiibay dawlada

Kismaayo April 18, 2024(QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dhowr sarkaal oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland kadib markii Al-Shabaab laga saaray deegaano hor leh oo gobolkaasi ka tirsan. Wakaaladda wararka ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Giriiga oo lagu eedeeyay dilka Tahriibeyaal

Greece April 18, 2024(QJ)-Ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ayaa lagu eedeeyay inay mas’uul ka ahaayeen dhimashada 40 qof oo tahriibayaal ah oo doonayay inay gaaraan Giriiga ugana sii gudbaan wadamo kale oo Yurub ah. Baaritaano ay sameeyeen saxafiyiinta BBC-da ayaa lagu ogaaday in ciidamada ilaalada xeebaha Giriiga ay si firfircoon uga hortageen tahriibayaasha inay gaaraan xeebaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

United States worried about “greater war” between Israel and Hezbollah

Beirut April 18, 2024(QJ) -The United States is working to prevent a “greater war” between Israel and Hezbollah, a White House envoy said amid escalating fears of a significant conflict between the two sides. Speaking on Tuesday during a visit to Lebanon, Amos Hochstein stated that the U.S. is urgently trying to de-escalate the situation, […]

Posted in news in English | Read More »