“Author Archive”
Kismyo June 29, 2024(QJ)-Ciidamada ATMIS ayaa ku wareejiyay Saldhigga Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Saldhigan ayaa noqonaya kii afaraad oo lagu wareejiyo wajiga saddexaad ee ciidamada ATMIS-ka ee dalka ka baxay. Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliye ku xigeenka ATMIS, Sivuyile Bam, wuxuuna ku nuux nuuxsaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza June 29, 2024 (QJ)-Osama Hamdan, a senior official of Hamas based in Lebanon, has stated that the Palestinian group is still willing to discuss any initiative for a ceasefire to end the nearly nine-month-long conflict. Arab mediators, supported by the United States, have failed to achieve a ceasefire, with both sides blaming each other […]
Posted in news in English | Read More »
Vienna June 26, 2024(QJ)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmahan ku sugnaa magaalada Vienna ee dalka Austria ayaa heshiis muhiim ah la saxiixday Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC Dr. Abdulhamid Alkhalifa. Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Dr. Mohammed Al-Jadaan oo ah Wasiirka Maaliyadda Sacuudiga oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho June 26, 2024(QJ)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Cali Cadhle oo qiyaastii 33-KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Sareeye Gaas Maxamed Dhega Weyne Taliyaha Ururka 24-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo warbaahinta hadal kooban siiyay ayaa sheegay in howlgalkaasi ay ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho/Hargeysa June 26, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka June oo ku beegan sannad-guuradii 64-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, isla markaana laga taago calankeenna buluugga ah ee ka dul-tagaya dhul Soomaaliyeed oo xor ah. “Waxaan dhammaan ummadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY June 26, 2024(QJ)-Senior U.N. officials have warned Israel that they will suspend the world body’s aid operations across Gaza unless Israel acts urgently to protect humanitarian workers better, two U.N. officials said Tuesday. The ultimatum is the latest in a series of U.N. steps demanding Israel do more to safeguard aid operations from strikes […]
Posted in news in English | Read More »
NY June 25, 2024(QJ)-Dowland Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay dacwad ku saabsan ciidamo Itoobiyaan ah oo si sharci darro ah ku soo galay Soomaaliya, iyagoo ka soo tallaabay xuduudda ay wadaagaan. Kulanka oo looga hadlayay ammaanka Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo wakiilo ka socday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baydhabo June 25, 2024(QJ)-Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dagaalameen deegaanka Ufurow ee gobolkaasi. Inta uu socday iska horimaadka maanta dhexmaray xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay in labo xubnood ay ku dhinteen halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray, sida ay xogta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe June 25, 2024(QJ)-Ciidamada Booliska Puntland oo kaashanaya Booliska dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay shabakad ka shaqeysa tahriibinta dhalinyarada. Taliska Booliska Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Shabakaddan oo ka kooban 8 xubnood ay ka tahriibinayeen dhalinyarada ka soo jeeda deegaanada Puntland si ay ugu wareejiyaan dadka tahriibiya ee loo yaqaano “Magafas”. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza June 25, 2024(QJ) -Gaza health officials reported that two Israeli airstrikes on humanitarian aid storage facilities on Monday killed at least 11 Palestinians. One of the missiles struck a humanitarian aid distribution center in Gaza City, specifically in the Shati refugee camp area, killing three people. The other airstrike targeted an area near Bani […]
Posted in news in English | Read More »