“Author Archive”
Ankara July 01, 2024 (QJ)-Wargeyska Middle East Eye oo ka warramayay dedaallada dhex dhexaadinta Turkiga ee la filayo in ay Soomaaliya iyo Itoobiya isku soo dhaweeyaan, ayaa daaha ka qaaday in Turkigu suurtogal yahay in uu Soomaaliya ka caawiyo sidii ay Itoobiya u heli lahayd deked, taas oo keeni karta in ay caqabad ku noqoto […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti July 01, 2024(QJ)-Dowladda Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay eedeymo uga yimid madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga Somaliland Muuse Biixi oo ku aadanaa in dalka Jabuuti ay ku sugan yihiin maleeshiyo ka soo horjeeda Somaliland. Wasiirka Maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaaleh, ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona lahayn, isagoo caddeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho July 01, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay xornimada iyo mideynta dalka, ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay xoojiyaan isku xirnaantooda, isla markaana ay ilaashadaan dhaxalkii ay ka tageen awoowyaashood. Madaxweynaha oo ah taliyaha guud ee ciidamada qalabka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza July 01, 2024(QJ)-The Israeli military has issued orders to evacuate the eastern part of Khan Younis following heavy rocket fire from the Palestinian Islamic Jihad (PIJ) militants that caused significant damage in Israel. Approximately 20 rockets were fired toward several Israeli communities near Gaza, described by PIJ as a response to “the Zionist enemy’s […]
Posted in news in English | Read More »
Galkacayo June 30, 2024(QJ)-Ugu yaraan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro kalana ay ku dhaawacmeen dagaallo maanta dib uga soo cusboonaaday gobolka Mudug. Colaadan oo ay ku lug leeyihiin labo maleeshiyo beeleed oo wada dega deegaankaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay salka ku hayso dilal horay uga dhacay deegaano hoostaga […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho June 30, 2024(QJ)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga si uu uga qeyb galo wada-hadallada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ay dhexdhexaadineyso dowladda Turkiga. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho June 30, 2024(QJ)-Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay in kooxda Al-Shabaab ay ka faa’ideystaan ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Africa ee Soomaaliya, taasi oo la filayo in mas’uuliyadda amniga ku wareejiyaan ciidamada qaranka Soomaaliya. General Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa ka dhawaajiyay cabsi xoogan oo ku aadan xilliga ay Ciidamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Antalya June 30, 2024(QJ)-Israel’s national airline, El Al, reported that its flight from Warsaw to Tel Aviv was not allowed to refuel at Antalya Airport in Turkey after an emergency landing. The airport staff refused to refuel the LY5102 flight before it departed for Israel, as stated by El Al. Following the incident, the plane […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa -Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay War ka sooyeeray Jabhad lagu ururinayo dalka Jabuuti, wuxuuna arrintaasi ku tilmaamay mid lala yaabo. Waxa uu xusay in isbahaysiga la sheegay inuu ujeedkiisu yahay xoraynta degaano ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Awdal. Biixi ayaa ku nuuxnuuxsaday in falalka noocaan ah ay yihiin kuwo aan la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
-Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wadahadal kula jirto Al-shabaab, sida uu sheegay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Xuseen Macalin waxa uu sheegay in wada xaajood kasta oo macquul ah looga baahan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »