“Author Archive”
Stories written by admin

Israeli forces bomb Hezbollah stronghold in Southern Beirut

Beirut July 30, 2024(QJ)  -The Israeli military bombed southern Beirut, the capital of Lebanon, tonight, targeting the Hezbollah stronghold. So far, no additional details have been provided, though there are reports of casualties and injuries. It remains unclear how Hezbollah will respond to tonight’s bombing, as Israel claimed the attack targeted a senior Hezbollah military […]

Posted in news in English | Read More »

Edogan oo sheegay in uu farogelinayo arinka Gaza

Ankara July 29, 2024(QJ) -Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii sheegay in laga yaabo in Turkiga uu faragelin ku sameeyo Israa’iil, si la mid ah falalkoodii hore ee Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, inkastoo uusan faahfaahin gaar ah ka bixin nooca faragelintaas. Erdogan, oo aad u dhaleeceeyay weerarka Israel ay ku hayso Qaza, ayaa hadalkan jeediyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ATMIS and SNA carry out an operation in Mahaday district

Mogadishu July 29, 2024(QJ) -The Somali National Army, along with the Burundian contingent of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), conducted a joint operation in the Mahadaay district of the Middle Shabelle region. The objective of the operation was to secure the area and ensure safety. The joint forces carried out the operation […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya oo Sucuudiga weydiisatay maalgashi

Riyaad July 29, 2024(QJ)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane Eng. Abdulrahman Abdulmohsen AlFadley. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sare u qaadista xiriirka taariikhiga ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo diiday ka qeybgalka shirka Culimada

Mogadishu July 29, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka sanadlaha ah ee Culimada Soomaaliyeed. Shirkan oo ay sanadkan isugu imaanayaan culimo Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, iyadoo halku-dhiggiisu yahay “Soomaaliya Midowda ah”. Shirkan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

President Recep Tayyip Erdogan: Turkey might intervene in Israel

Ankara July 29, 2024(QJ)-President Recep Tayyip Erdogan of Turkey stated on Sunday that Turkey might intervene in Israel, similar to their past actions in Libya and Nagorno-Karabakh, although he did not provide specific details about the nature of such intervention. Erdogan, a strong critic of Israel’s assault on Gaza, made these remarks while discussing the […]

Posted in news in English | Read More »

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Puntland ugu hambalyeysay doorashadii hal qof iyo cod

Muqdisho July 28, 2024(QJ)-Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Puntland ugu hambalyeysay doorashadii hal qof iyo cod ee ka dhacday degmooyinkeeda. Mareykanka oo ugu hambalyeeyay shacabka Puntland iyo maamulkooda hirgelinta doorashooyinkan, ayaa sheegtay in doorashada Puntland ay tahay tallaabo muhiim ah oo dhabbaha u xaaraysa horumarinta dimuqraadiyadda Soomaaliya. Dalalka Soomaaliya ka caawiya arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

shirka isku xirka barnaamijka xasilinta dalka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Muqdisho July 28, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka isku xirka barnaamijka xasilinta dalka oo ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa lagu qiimeeynayaa horumarrada laga gaaray barnaamijka xasilinta dalka oo ay dowladdu hormuud ka tahay, kaasoo ujeedkiisu yahay sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada bulshada, taabagelinta dowladnimada, sugidda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli forces shell Lebanon in retaliation

Beirut July 28, 2024(QJ) -The Israeli military has bombarded areas in southern and eastern Lebanon after accusing Hezbollah of firing rockets that killed 12 young people in the town of Majdal Shams in the Golan Heights, which is under Israeli occupation. The Lebanese group Hezbollah has denied any responsibility for the rocket attack in the […]

Posted in news in English | Read More »

Sheekh Shariif oo dhaliilay tayada ciidamada Soomaaliya

Muqdisho July 27, 2024(QJ)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay qaabka loo maamulayo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo dib u dhac ku yimid howlgalladooda ka dhanka ah Al-Shabaab. Sheekh Shariif waxa uu sheegay inaysan jirin hal guuto oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo awood u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »