Arrimihii ay ka Wada Hadleen Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Hayle Maryan Desalim {DAAWO}
Addis Ababa 11.Jan 2014 (SDN)- Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hayle Maryan desaliim ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo .
Sida uu Warku Sheegay Kulan Saacado qaatay ayaa dhex maray Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha ,Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Sheegay inay ka wada hadleen Sii Xoojinta Xidhiidhka Ganacsi,Nabadgalyo iyo Iskaashi ee labada dal.
Addis Ababa SDN.
Qurbejoog.com