|

“Arinkan ID-Ga Ee Ay Doonayso Dawladu In Ay Tidhaahdo Dadku Marka Hore ID Ha Qaataan Markaa Ka Dib Ayaa Diiwaangalinta La Samaynayaa Arinkaa Marnaba Anagu Ma Ogolin” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay Talaabooyin Guracan oo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku marin habaabinayso Bulshada Waxaanu xusay inaanay Xisbi ahaan in Marka la qabto Diiwangelinta Muwaadinka ee ay Xukuumadu Dabada ka riixayso in la yidhaa Markaas kadib ayaa la qabanayaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha.

Waxaa kale oo Murashax Jamaal uu ka hadlay Xaalad Shiidaal la’aaneed oo ka taagan deegaamada dalka

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed