AQOOYAHAN NAASIR ALI KABADHE OO TALLO DHAXAL GAL AH U SOO JEEDIYEY DHAMAAN ARDAYDA IYO JAALIYADA SOMALILAND DALKA UGANDHA +XUSKA 18 may
(KamapalaSDN) Dhamaan Ardayda reer somaliland ee halkan wax ka dhigata waan salaamayaa , waxaan jeclaaday inaan uso gudbiyo laba arinmod aad moodo in uu aysan inoo muuqan iyo midmidka kale oo ah arika ka nee xuska Maalinta 18 May,
ALLE mahadi haka gaadhe xafladihii hore laqaban jiray Kuma amaanan yiin gudiyadii hore, waa mid record ka u gashay
Waxaynu wada ognahay wadankan aynu wax ka barano ee Uganda halka uu ka taaganyahay Qadiyada Madexbanaanida Somaliland, culays badana kuhaya dhaqdhaqaaqa ictiraaf raadinta wadamada Africa gaar ahaana wadamada East Africa, hadaba waxaan usoo jeedin lahaa dhamaan ardayda iyo Jaaliyada somaliland in Aynu Fursada tan ee xuska 18May 2013 aynu uga faidaysano sidii aynu u qaban lahayn Xaflad ka duwan una furi lahayn waji cusub siyaasada dalkan eek u wajahan somaliland.
Dhamaan arday iyo jaaliyadba Waa in aynu sanadkan codkeena ku Muujinaa dhawaaq dheer oo ka duwan sidii kuwii sanadhii hore loo qaban jiray xuska maalinta aynu ku badalno In aynu suura galino xuska 18 Maalin halka aynu hore ka qaban jirnay habeen iyo xaflad yar oo MICNO badan lahayd oo heeso iyo ciyaaro kali ah wax intaa dhaafsiisana aysan jirin, haba yaraatee aysan jirin ka hadalka arinka guud ee dalku marayo iyo waliba micnaha ay leedahay Maalinta iyo sidii ay ku timid maalintani 18May
Hadaba waxa haboon in aynu wax badan ka badalno xaflada ciida tah kala qayb qaadanayno bulsha waynta somaliland meelkasta oo ay ku dhaqan yihiin, sidii aynu hore u suura galinjirnay oo ahayd style kali ah oo aysan ka muuqan wax horusocod ah taas oo aysan waxbadani so kordhin,
Maalinta tan dhamaan laysugu soo baxo si wadaninimo ku dheehantay wakhtigana aynu u horno maalinta tan, Hankeena iyo himilada somaliland uga run sheegi lahayn
Lsuguna soo baxno barxadaha muhiinka ah ee magaladan KAMPLA aynu codkeena ku muujin karno dhawaaqeenu u gaadhsiin lahayn Meel micno u leh siyaasada ku wajahan wadamada Africa gaar ahaan East Africa taaso qadiyada somaliland waxbadan kaso kordhin karta ,
tariikhda ay inagu leedahay maalintana ay noqoto mid ay wax ka qoraan dhaamn saxaafada Dalkan UGANDA ka howl gasha halka kan ilaa .
Sababto ah ma jiro xafiis ama safaarad ka shaqaynaysa arimahan ama dhaqdhaqaaqa ictiraaf raadinta jamuriyada somaliland oo uga furan, waxan filaynaa in uu wax iska badali doonaan, arimihan Diplomacy, waxan u soo jeedin lahaa in aynu ka howl galno isugu gayno Xoog /xoolo iyo caqli dhamaana uga qayb qaadano si wada jira
U soo jeedin
Dhamaan Ardayda , Jaaliayda
Maamulka ardayda somaliland iyo ka jaaliyada guudba
Mahadsanidin
Aqoonyhn naasir ali kabdhe
+256793367585
+256791661106
OFFICE UGANDHA SDNNEWS