AQOONYAHAN FUAAD YUSUF XARIIR SULDAN OO IN BADAN KA SOO SHAQEEYEY waxbarshada somaliland oo noogu martiya BARNAAMIJ GAAR AH
AQOONYAHAN FUAAD YUSUF XARIIR SULDAN OO IN BADAN KA SOO SHAQEEYEY waxbarshada somaliland oo noogu martiya BARNAAMIJ GAAR AH
(KampalaSDN) fuaad yusuf xariir suldaan
waxa uu ku dhashay caasimada hargaysa 1984 waxa kale oo uu waxku bartay oo uu kabilaabay gobalka hargaysa siiba gabiley isago shahaadoyinka kala duwana ka soo sameyey caasimada hargaysa oo uu ka soo jeedo isago shahaado kale sameyey English oo uu bare uu haa john oo aad looga aflaxay ,isago waxbarshadiisa sare ka dhameyey hargaysa dugsiga sare M M ALI .
Waxaa kale oo uu wax ka soo dhigay dugsiga sare salaxley schools oo uu marna maamule ka haa arday badana ka soo aflixiyey hadabo fuaad waxa uu hada shahadada digriga ka sameeya jamacada magaceeda layidha kampala international university halkaas oo ka mid yahay ardayada wax ka diyaarisa jamaacda kiu .
Hadabo mar aanu weydiinay fuaad facultga uu sameeyo hada ayaa waxa uu yidhi marka hore wxaaan aad uu mahad naqaaya shabakada caalamiga ah ee togaherernews gaar ahaan wariyaha khaddar Mohamed nour (bitijoor) oo dadaal adag uu ugu jira sida uu dadkiisa uu warar badan ugu soo gudbin lahaa shacabkiisa ,hadaan inta ku dhaafo waxaan diyaariya shahadada digre fucultiga devlepment statics .
F u aad ahaa ama in badan ka soo shaqeeyey waxbarshada somaliland gaar ahaan deegaanka gaarodi ama salaxley oo uu ka soo haa bare ama macalin wax badan ka caawiya ardayda deegaanka hadana laga dhigay mudo yar ka horna laga dhigan gudoomiyaha waxbarshada sallaxley oo isla markiiba uga soo baxay ugandha kampala oo soo waxbarsho doontay ,mar aanu weydiinay siyaabaha uu uu shaqayn jiray ,ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaamay Md FUAAD waxa uu yidhi waallal khaddar bitijoor waad mahad santahay waxaan ka soo shaqeeyey deeganaka sallexley dhanka horumarka waxbarshada oo aan soo saaray arday lagu qiyaaso 240 arday waxaan ka soo shaqey ey in badan ,waxaan kale mudan inana halkan uga mahad naqo qurba joogta deegaanka oo ay uu horeyaan dhamaan qurba joogta deegaanka rag iyo dumar ,waxa kale oo iyana mudan in aan xuso adbi kariin Mohamed iid oo degaanka wax badan ka soo qabtay haday tahay libery uu dhisay ardayada isago dhanka kalana ku cawiyey computer iyo netka oo in badan ka caawiyey deeganka salaxley.
Halkaas oo sheegay fuaad in ay arday badan ku baray qalabka ay telesom ama abdi kariim Mohamed iid ugu deeqay ahna mid mudan lagu amaano abdi kariin Mohamed iid
Dhanka kale mar uu ka jawaabayey suaal kale oon weydiyey oo ahayd meelaha uu ka soo shaqeeyey waxa ku jawaabay,waxa uu shaqadaydii ugu horeysay gobolka maroodi jeex kana qayb qaatay koru u qaadiday tacliinta dayarta oo uu ka furay dugsi la odhan jiray middle east uu ka haa mamule midkaas ooy ka qalin jabiyen arday lagu qiyaaso 260 oo luuqada English.
Mar labaad waxa uu noqday logistic affice iyadoo uu la soo shaqeeyey inter peace oo uu ka soo shaqaynayey sanadiihi kala haa 2008 2009 2010 , waxa kale oo la soo shaqeeyey ururka samao falka ah ee gaaroodi oo amaan badan uu hayo ahna mid lagu amaana isago sheegay inuu kala soo shaqeeyey xaga waxbarashada deegaanka sallaxley,halkaas oo ilaa ka soo gadhay mumulaha dugsiga sallaxley,waxaanu kale oo xusay oo uu mahad naqay wasaarada waxbarshada somaliland gaar ahaan wasiirka waxbarshada somaliland ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray.
Wabilaahi towfiiq
Email xariir2020@gmail.com
Mobilka kala xidhiidh +256793375184
Xafiiskasomalidiasporanews ugandha /kampala
Wariye khaddar bitijoor
+256791661106