|

Ankara: Baqo Cararka Yuhuuda oo aamini Waayay Safaaradoodii

Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Diplomaasiyiintii Isreal ee ku sugnaa Magaalooyinka Ankara iyo istanbul ee Dalka Turkiga ayaa Shalay Galab isaga qaxay dalkaas,kadib markii shacab cadhaysan ay qabsadeen dhismayaashii Safaaradda Isreal ku lahayd magaalooyinka Ankara iyo istanbul.

 

ekmeleddin-ihsanoglu-vs-Erdogan-e1405108931543Wasiirka Arimaha Dibadda ee Isreal Liberman ayaa ku dhawaaqay inay ka soo daad-gureeyeen Diplomaasiyiintii Turkiga u joogay,isagoo arintaas sabab uga dhigay,kadib markii uu sheegay shacab cadhaysan inay qabsadeen dhismihii Safaraada,waxayna dadkan cadhaysan ay soo dajiyeen calankii Isreal ee Safaaradda halka ay ku bedeleen Calanka Falastiin.

Ankara SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed