ANIGOO KU HADLAYA MAGACAYGA IYO KA FAMILYGAYGABA WAXAAN TACSI NAXDIN IYO MURUGABA LEH U DIRAYAA ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE
Alla unaxariisetee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo kamid ahaa Abwaanada Soomaliyeed kuwooda ugu caansan uguna magacwaynaa ayaa xalay waxa u ku geeriyooday dalka Norway.
Sida ay inoo xaqiijiyen Abwaanada Soomaaliyeed waxa uu Abwaanka in muddo ah ku noolaa Dalka Norway halkaasi oo uu bare ka ahaa.
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sanadkii 1954-tii isaga oo Abwaanka ku barbaaray waxbarashada asaasiga ahna ku qaatay magaaladaasi.
Waxaa uu kamid ahaa Abwaanada fara ku tiriska ah ee sida weyn kaga hadli jiray dhaqanka Soomaaliyeed isaga oo qaab sugaaneed ku dabaqi jiray Abwaanka.
Abwaanka ayaa sidoo kale sameeyey wuwaayado badan oo siweyn ay u xusuustan dadka Soomaaliyeed isaga oo sidoo kale soo saaray buugaag badan oo dhaqanka Soomaliyeed siweyn kaga halaaya.Waxaa uu ka mid ahaa mujaahidiinta dalka u soo halgantay isaga halganka kaga qayb qaatay gacan iyo afba hadaba waxaanu abwaanka ilahay uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo imaan ka siiyo amiin amiin amiin
Mohamed Ahmed Cige
Hibo mohamed sh. ismail
xamze ismail
Hooyo maryan du,aale
aabo Ahmed cige cali
faysal ahmed cige
bashiir ahmed cige
khadra ahmed cige
Caaqil mohamed awxuseen shuuriye
mohamuud daahir
cabdi shuuriye
cabdisalaan omar jeex(abu hurayra)
cabdi qaadir sugule
cali cabaade idirsi caano nuug
laila caano nuug
yuusuf cabaade
ahmed dayr
fahmi
nuura awcali