“Anigaa balanqaadaya Muuse Biixina waa kan i Ag-fadhiya, markaa Anigaa Jeelka Geeynaya anna is gaynaya” Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Si Cadho leh Maanta uga Hadlay Talaabooyin ay Xukuumadu ku Adhax Wareemayso Xisbiga ay ka Dhalatay ee Kulmiye .
Waxa uu Sheegay in Hogaankooda lagu Cabsi gelinayo in la Xidhayo iyadoo sida uu soo Xigtay loo diyaariyay Ciidanka ka hortaga argagixisada ee RRU.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MAXAMED KAAHIN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MaxamedKaahin25.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@somalidiasporanews.com