|

“Aniga iyo Wasiirka Madaxtooyadu Waxaanu Nahay labo wasiir oo u Siman Madaxwayne Siilaanyo.” Wasiirka Boosaha DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ka hadlay Dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku Sheegay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiirada.

Mudane Maxamed Jaamac Abgaal Waxa uu Jawaab ka bixiyay dhaliilaha arrintaas loogu soo Jeediyay Madaxweynaha Somaliland oo kaga Yimid Xisbiyada Mucaaridka ah.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiintu Waxaa kale oo uu ka hadlay Tabashada Saami qaybsiga Bulshada Gobolka Awdal ee uu ka soo Jeedaa ula yimaadeen Madaxweyne Siilaanyo.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed