Amiirka Dalka Qatar oo Si La Yaab Leh uga Hadlay Amiirka Cusub ee Loo Cimaamaday Dhaxal Sugaha Sucuudiga & Talooyin uu u Soo Jeediyey
Doha 24. June 2017 (SDN/QJ):- Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamiin Ayaa Dhambaal Tahniyad Iyo Bogaadin Ah U Diray Amiir Maxamed Bin Salmaan’ka Sucuudiga Isagoo Boqorku Si Rasmi Ah Ugu Magacaabay Ninka Iska Leh Dhaxalka Boqortooyada Dalkaasi.
Sheekh Tamiim Waxaa Uu Waxaa Uu Bogaadintiisa Ku Sheegay In Amiir Maxamed Bin Salman U Rajayjayo In Uu Si Xikmad Iyo Cadaaaladi Ku Jirto U Maamuli Doono Boqortootada Sucuudiga, Xalkna Ka Gaadhi Doono Amuraha Cakiran Ee Gobolka Kajira.
Dhinaca Kale Hambalyada Sheekh Tamiim U Diray Amiir Maxamed Ayaa Lagu Tilaamay Miday Dibloomaasiyadi Ku Dheehan Tahay Iyada Oo Noqotay Tahniyadii Ugu Horaysay Ee Boqortooyada Sucuudigu Ka Hesho Wadanka Qatar Marka Loo Eego Dawladaha Khaliijka Iyo Bulshada Caalamka Ee Kale.