|

Al Shabaab oo sheegay 8-akri oo Kenyanti ay ku dileen Duqeyn ay ka geysteen Airpor-ka Kismaaayo‏(DHEGEYSO)

Kismaayo May 01,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab oo weeraro soo noqnoqday labadii maalmood ee u danbeeyay ka fulisay gegida duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ayaa ka wartay khasaaraha weerarkaasi.

Sheekh Abu Muscab oo u hadlay kooxda ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dilo tiro ciidamo ah oo reer Kiinya ah,warka oo dhan halkan ka dhegeyso.

HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO HADALKA SHEEKH ABU MUSCAB

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/muscab.mp3″]

Comments are closed