Al Shabaab oo dad ku laayay Lamu
Lamu December 27, 2022 (QJ)-Booliska dalka kiinya ayaa sheegtay in Rag hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ka fuliyeen magaalo xeebeedka Lamu.
Weerarka oo dhacay intii lagu gudo jiray dabaadega munaasibada masiixiga ayaa waxa ku dhintay laba ruux.
Guddoomiyaha Gobolka Xeebta John Ellunata ayaa sheegtay in kooxda wareerka aheyd ay caabiyeen ciidamada booliska degaanka.
Al Shabaab ayaa weeraro soo noqnoqda oo dad ku dhinteen ka fuliya guddha dalka Kiinya.