|

Afhayeenka Wadani ee Sweden:Cuqaasha Ciidagale Ee Maanta Difaaceys​a W.W.D.Hawada Maxay Uga Difaaci waa​yen Marku Fayisal Cali Waraabe Ku Lahaa lama Kala Adkaan

aslamu calaykum dhamaantiin asxaab iyo saxaafad -ba waxa ila maanta meel walba ku qorna.cuqaal ku hadlayisa magaca beesha cidgale-kuwaaso inta ugu badan ka hadlayeey hadal shalay mahee darad.ka soo yeedhaay wasiirkii hore ee W.D.H .mudane siciid sulub .hadalka wasiirka hore ayaa ahaa mid uu kaga hadalayeey musuqmasuqa iyo maamuul xumida xukuumada silaanyo.basle isagu aan uu jeediiin beel iyo meel-la dhiisay toona.hase yeeshe aad moodo in sii qaladan lo tarjuumay.oo cuqaal aad is odhan karto meelo badan may qiyaasiin ee waxay la dullfuleen uun xisbiga wadani iyo siciid sulub -laakiin see waxaa an leeyahay nimaankan cuqaasha ah .inta aad leedihiin dhiska wasaarada ayaa loo jeeda mee dhulkii danyarta beeshu daganeeyd ee ay xaqa uu lahyeen sow ninkaan aad uu hadlayisan .mu ku daneyisan oo sida uu doono kamu yelliin -maxase uga hadlii waydeen dhaliinyarada beesha ee ku dulman madarka ee maalin kasta -mid lag eryo halka uu ninkasii haysto ,,,sowkii fayisal cali warabe lahaa ,inta uu dhulkaygii qatay ayaa markii aan uu tagayna igu yidhii lama kala aadkan ,,cuqqsha beesha aniga oo aad uu ixtiiramay waxa aaan leeyahay ,,cuqaashay meel wax laga daayo iyo meel kale ayaa kala jirta mana-haboon in aad waxasii oo kale media-ha la so fadhiisatan

 

hadda -ba aniga oo ku hadlaya magaca beesha iyo kayga waxaa aan aad uga xumahay sida aad wax uu tarjuumateen

geesta kale waxa aan xaal ka-siinay ,,xisbiga wadaani iyo kana siciid sulub oo aad meel uga”ga dhacdeen waxa aan leeyahay xaal -ka qaata hadalka qaldan ee hogaanka beesha ka soo yeedhay kaso ahaa meel ka dhac weyn

dhinaca kale cuqqasha beesha waxa laga doonayeey in aay soo dhameeyn oo waqti cad -ka keenaan shirkii beesha iyo danihii beesha .ee ma aay ahayn in aay kolba meel kale ka soo waraman

 

Waa aad mahadsanthiin

Cantar Kidaar Cune

Afhenka Xisbiga Wadani Laanta Sweden

Comments are closed