Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka hadlay Kulamo uu Madaxweyne Siilaanyo kula Yeeshay Boorama duqayda Gobolkaas {DHAGAYSO}
Boorama 29.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal.
Afhayeenku waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Kulan la Yeeshay Waxgaradka,Odayaasha iyo Waayeelka Gobolka Awdal isla markaana ay ka wada hadleen horumarka iyo hanaqaadka dhinaca nabadgalyada ah ee Somaliland.
Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Hadalka afhayeenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxul29(1).mp3″]
Boorama SDN.