Afhayeenka Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Xabsiga loo taxaabay xili Madaxweynaha Jabuuti uu ku dhawaaqay Wadahadal
Jabuuti July 02,2013(SDN)-Maxkmada Jabuuti oo saaka dhegeysatay dacwad ay ciidamada Jabuuti mar kale ku soo oogeen Afhayeenka dalada Mucaaridka Jabuuti eee USN ayaa riday goaan ay shacabka reer Jabuuti ka caroodeen.
Afhayeen Daahir Axmed Faarax ayaa maxkamadu ku riday xarig laba bilood ah ka dib dhegeysiga eedaha loo jeediyay.
Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa aad arinkan uga carooday balse aan weli saxaafada la hadal.
Ciidamada Jabiito aayaa intii dalka uu dib ugu noqday Afhayeenka USN daba waday maxkamado siyaasadeed oo aan sal laheyn,balase heshiisyo hore laga gaaray.
SDN-Jabuti
contact@somalidiasporanews.com