|

Aas Balaadhan oo loo Sameeyay Nabadoon ku Geeriyooday Gebilay iyo M.Weyne Ku xigeenka oo ka Qayb galay {DAAWO}

Gebilay Aug 17,2013(SDN)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Axsaabta Qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas loo sameeyay alle ha u naxariistee MARXUUM Cabdi Aw Cumar Kulmiye Oo ka mid ahaa Nabad-doonada  waa weyn ee Gobolka Gabiley oo lagu aasay Tuulada Botor .

Marxuunku Waxa uu door muhiima ka soo qaatay nabadayntii iyo is dhexgalkii beelaha somaliland wada dega.

Gebilay SDN.

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed