“Fiqi Fuliye in Laydhka Hargaysa Hesho Mid la Mid ah ay Hesho ayay Xukuumadu balanqaadaysaa” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}
Fiqi Fuliye 20.July (SDN) Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa tafaasiil ka bixiyay in ka badan 500 oo ka mid ah maleeshiyaddii nabad diidka ahaa ee khaatumo oo maanta lagu qarrameeyay degmadda Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag.
Wasiirka Warfaafintu Waxa uu sheegay in Xukuumadu ay Ka Go’an tahay Sidii ay u horumarin lahayd Kaabayaasha Nolosha ee Degmada Fiqi Fuliye iyo Jiidaha kala duwan ee Gobolkaas.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cukuse1(1).mp3″]
Fiqi Fuliye SDN,
Qurbejoog.com