|

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale- Duur oo ku sugan Muqdisho siday u xaqijiyeen Xildhibaano Somaliland ka soo jeeda oo ku sugan Muqdisho

Muqdisho  17July13(SDN) Xildhibaano Somalilandka soo jeeda  oo ku sugan Muqdisho aya shegay inay la kulmeen wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Mudane   Maxamed Nuur Carraale- Duur ee xilka laga qaday xildhibankan oo ka gaabsaday magaciisa ayaa qurbejoog u xaqijiyey inuu ku arkay  Duur magaalada muqdisho mana uu cadayn sababta uu u yimid  waxa kale oo ay shegeen in  wasiirkii hore ku sugan yahay guriga  gudoomiyaha Maxkamda sare ee Somalia Caydiid Ilko Xanaf . waxii wara ee ku sabsan wasiirkii hore ee xilka laga qaday duur kala soco qurbejoog.com

 

 

Muqdisho xafiiska qurbejoog.com

 

 

Comments are closed