Adan Dhoolayarow aadna ma Idaacaddii baad ku biirtay ii dhehda
Ku tigaalimayo oo u jeeddadaadu wa iska macruuf , waxaase fiicnaan lahayd in aad haddii aadAdan Dhalayare tahay in aad dib isuqiimayso inta aanad oodhan shadaan baadGolaha Wadatashiga aanad dhaleecayn masuuliyiinta ku dhawaaqdayna anad wax ka sheegin oo anad odhan shaydaan inagu soo dhextuuray golahan muwaadinintiigudoiyo dabadba lagu diirsaday ee bisha barakaysan ee eblayskii la xidhayillaahay ka dhawaajiyey masuuliyiinta inay xaqa umadda ku adimaan. `
Adanow bal raadkagii dib u yara raac aad ogaatid in aad degdegtaye, markakoowaad Ahmadow waxaad wasiir ka hayddawladii Maxadweyne Riyaale waxaanad afkaaga ka qiratay in aad hantidda dalka urursatay mar aad lahayd hanaloo daayo dawladda anaaga imika sidiigofanaa dheregnay oo aan oon qabine. Markaas qofba qofkiisa ayuu u hiiliyaa ee waxaad caddaysay in aad xaqdarradda iyo boobka dalka aad tifacayso.
Ta labaad Adanow balqabsow urur baad musharaxa labaad u hayd haddanna sacadii ugu danbeeyeyayaa tidhi golaha degaanka Hargeysaan utaaganahay taasi waxay caddaynaysaa in siyaasaddii asqo kaaga dhacday oo aanad odoros samayn KarinGolaha Wadda tashigana aanad naqdiyi karan sax iyo khaltoona. Waayo adigaaba meeshaadiyo sidaad wax u doonayso ay kaa khaldanaayeen.
Ta saddexaad waxaad dawladdan kulmiye ugu hiilisidba mayaalan imika ee waxaad ahayd in aad sidaraga xilalka ka helay goor hore jidkoodii marto intii wararka isku shandhayntulala wareegayey ee lakala shaqaysanayey, imika se warkaagu cidluu kudhacay oo taageeraddau waa afku xuublerajo ku neefsi ah.
Gebagabadii waxaan ku odhan laa golaha aad meel ka dhaca kusamaysay xaal sii . Bini aadmibaad tahayoo waad khaldami kartaa ama badheedh bayba kaa noqon kartaa adoo dan lehe.