Ururka SSUK oo Bulshada ka Hambalyeeyay Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK ) waxay ku hambalyaynaysaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmoud, Xukuumadiisa, Madaxda Axsaabta Qaranka, Gulayaasha sharci dejinta, Ciidamada qalabka sidda, Shaqaalaha, Culimada, Aqoonyahanka iyo Shacbi weynaha Somaliland rag iyo dumar, caruur iyo waayeel meelkastoy joogaanba curashada bisha Ramadaan ee barakaysan.
Waxaanu u rajaynaynaa dhamaantood iyo naftayadaba inuu illaahay inagu gaadhsiiyo sanadka sanadkiisa nabad qab, barwaaqo iyo dalkeenoo noqda xubin buuxda oo katirsan UNITED NATIONS ka.
Allaa Mahad leh,
Abdalla Salim
Gudoomiyaha SSUK