“Waxaanu Balanqaadaynaa inaanu Saxaafada Madaxa banaan Xidhiidh Wanaagsan la Yeelano” Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.July (SDN) Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda warfaafinta Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir C/raxmaan ayaa sheegay in wasaaradani tahay wasaaradaha ugu saameynta badan dhinaca Warbaahinta, isagoo balanqaaday inay xidhiidh wanaagsan la yeelan doonaan warbaahinta kala duwan ee dalka, loogana fadhiyo warbaahinta inay guddo xaqqa ay bulshadu ku leedahay, wasarad ahaana ay diyaar u yihiin inay ilaaliyaan xuquuqda saxaafadda.
Wasiir ku Xigeenka Warfaafintu Waxa uu Hadalkan Ka Jeediyay Munaasibad ay Xilka Wasaaradaasi kula Wareegayeen.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/C.WAAXID03.mp3″]
Hargaysa SDN.
QurbeJoog.com