|

DAAWO:Siyaasiyiin iyo Waxgarad Dawlada Soomaaliya ka dalbaday in ay cadeeyaan mawqifkeeda ku wejahan ciidamada Kiinya

Muqdisho July 03,2013(SDN)-Guddida sare ee baeesha Sade ee Muqdisho ku sugan ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga warameen dagaalkii dhawaanta ka dhacay Kismaayo iyo khasaarihii ka dhashay.

Kulanka ka dib ayay ka qeybgalayaashii kulnakaasi ka dalbadeen dawlada Soomalaiya in ay shaaciso mawqifkeeda ku wejahan ciidamada Kiinya ee ka qeybgalay dagaaladii Kismaayo,DAAWO.

Comments are closed