|

Madaxweynaha Soomaaliya oo Safiirka Britain ka Guddomay waraaqaha Danjirenimo

Muqdisho July 02,2013(SDN)-Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud ayaa maanta waraaqahii aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dawlada Ingiriiska u soo Magacawday Soomaaliya.

Danjire niil wegen safiirka cusb ee Booqadaradda Ingariiska u soo magacawday soomaaliya ayaa maanta waraaqihiisi danjrino u gudbiyay Madaxweynaha Soomaliya iyadoo munaasabadaasina ay goob joog ka ahayd Foowziyo yuusuf xaaji aadan ku xigeenka rauiisul wasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caaliga, waxeyna ugu danbeystii wasiiraddu u sheegtay wariyayaasha in labada masuul ay ka wada hadleen xiriirka qotada dheer eek a dhaxeeya soomaaliya iyo Britain

Danjirha cusub ee engariiska ee soomaliya ayaa isna dhankiisa sheegay in uu ku faraxsan hay joogitaankiisa soomaaliya isaga oo intaa kudaray in doowalada engariiska ay garab taagantahay soomaliya

Dhawaan ayaa la beddalay danjirihii hore ee Ingariiska Soomaliya u joogay.

 

SDN-Muqdisho

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed