(DHEGEYSO)Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si dadban ugu Jawaabay Dalabka siideynta Xasan Daahir Aweys
Muqdishp July 02,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu jeediyay uga jawaabay dalabaad ka soo yeerayay taageereyaasha Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dawladu Xabsiga dhigtay dhawaan.
Xasan Daahir Aweys oo ergo beeshiisa ahi oo dawlada ka tirsani heshiis ay kula soo gashay Cadaado ayaa kolkuu Xamar soo gaaray xabsiga loo dhaadhiciyay,DAAWO.