Hadalkii Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Barnaamijka Shaqo abuurka {DHAGAYSO}
Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire Ayaa maanta Ka hadlay Shirweyne Qaran ee lagaga hadlayo Shaqo abuurka dhalinyarada Somalilandoo Waxaanu Wasiirku ka waramay Muhiimada uu Shirweynahan qarani ugu fadhiyo dhallinyarada Somaliland waxaanu intaas ku daray in Shirweynahan ay ka rajaynayaan inuu ka soo baxo fikrad wax lagaga qabto tahriibta isla markaana wax ka tarta Shaqo abuurka.
Wasiirka Wasaaraada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire waxaa kale oo uu Xusay sidii Siyaasad cad aynu uga yeelan lahayn aafada Tahriibta.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Qorshaynta17(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com