DHEGEYSO:Siyaasiga Xuseen Cadhoole oo ka mida Mucaaridka Jabuuti ee Qurbejooga ah:Dibedbaxa waanu Joojineynaa inta Wadahadaladu Socdaan
Ottawa June 28,2013(SDN)-Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo ka mid ah hogaanka mucaaridka Jabuuti ee Woqooyiga America ayaa nooga waramay Wadahadal haatan uu ku baaqay madaxweynaha Jabuuti.
Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay waxa ay Qurbjooga uga dhigan yihiin wadahadaladan u socda Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cadhoole1.MP3″]