Wasiirada Dekedaha iyo Maaliyada ee Puntland oo Baarlamaku Wax ka Weydiiyay Kor u Kaca Shiidaalka {DHAGAYSO}
Garowe 27.June {SDN} Fadhiga maanta ee Baarlamanka Punt land ayaa lagaga hadlay y shidaalkii uga Iman Jiray Wadanka Yeman oo Dawlada Punt land ay Joojisay Horaantii Sannadkan.
Fadhigan waxaa ka soo xaadiray in ka badan afartan mudane waxana shir gudoominayay gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamad Xirsi,Iyadoo xildhibaano door ahi ay su’aalo kala duwan Weydiiyeen Wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumaysiga iyagoo Sharaxaad ka bixiyay Sababta ay Dawladu u Joojisay Shiidaalkii uga Iman Jiray Wadanka Yemen.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BAARLAMAN27.mp3″]
Garowe SDN.
Qurbejoog.com