WAXAANU HANBALYO AROOS IYO DHALASHO UU DIRAYAN YUSUF MOHAMED NUUR IYO XAASKIISA AROOSKOODA IYO DHALSHADA WIILKA UU DHASHAY ABDI GANI MOHAMED NOUR XAASKIISA WAXA DIRAAYA QOYSKA ILAMA XUSEIN YUSUF
Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan yusuf Mohamed nuur (bitijoor) iyo barwaaqo oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland dhanka kale waxay hanbalyo dhalsho uu dirayaan abdi gani mohamed nour iyo ubah mohamud oo wiil ugu dhashay hargaysa casimada somaliland wiilkaas oo loo baxshay mohamed yacquub abdi qani mohamed nour bitijoor .
Dadka tahniyada arooska iyo dhalashad diraya waxaa k
amida 1. Hooyo aamina
2. Hooyo casha
3. Ahmed nasir maxamed nuur iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4. Layla maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda
5. Yasmiin maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda
6. Farax maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda
8. Maxamuud maxamed nuur
abdi casiis mohamed nor iyo xaaskiisa caruurtiisa
10. Cabdi kariin maxamed nuur iyo xaaskiisa
11. Muna maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteda
13. Xusen maxamed nuur
14. Ayaan maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteda
15. Istahil maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda
16. Cabdi wahaab maxamed nuur
17. Cabdi lahii maxamed nuur
18. Cismaan maxamed nuur
19. Khalid maxmed nuur
20. Cali iid maxamed nuur
21. Nimco maxamed nuur
22. Warda maxamed nuur
23. Hibo maxamed nuur
24 cabdi casiis bashe xaji abdi yusuf
Dhanka kale waxa halkan hanbalyadan diraya dhamaan xubnaha qoyska reer xusen yusuf
Waxaan ugu ducaynayna ducadii rasuula ee Barakalahu lakum wabaraka calaykum wajamaca baynakumaa bilkhayr amiiin amiiin amiiiiiiiin wiilka noo soo kordhayna waxaanu leenahy kii na anfac anag iyo waliidki iyo diintiisa dalkiisab ilhay ha ka yeelo yusuf mohamed nour abdi qani mohamed nuur waxaanu leenhy hanbalyo arooskiina iyo dhalshada wiilkaba ilhy shayr badan haydin siiyo aamiin.
Amiin amiin
Wariye khadar bitijoor
Ugandha
Office