|

DAAWO Xukuno dil iyo Xadhig ah oo Maxkamada Sare ku riday Danbiilayal falal dil ah gaystay

Burco 13.June (SDN) Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa fadhi ay ku yeelatay Magaalada Burco waxay Xukuno dil qisaas ah iyo Xadhig ku riday danbiilayaal kala duwan oo in mudo ah ku jiray Xabsiga Weyn ee Magaalada Burco .

 

Fadhigan Maxkamada Waxaa Hagayay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali Waxaa kale oo Gudoomiyaha Maxkamada Sare digniin u diray Garsoorayaasha Maxkamadaha.

Burco SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed