|

“Waxaanu u Tagnay Jaaliyad midaysan oo meel u wada Jeeda” M.Weyne Ku Xigeenka Somaliland {DAAWASHO}

Berbera 01.June (SDN) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii isaga iyo wefti uu Hoggaaminayay oo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska kala qeyb galay sanad guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland.

Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Saylici oo ka soo degay madaarka Berbera waxa ku soo dhaweeyay Wasiirka madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda Mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire), Badhasaab Ku xigeenka Gobolka Awdal, Maayar Ku xigeenka Boorame iyo Maamulka Gobolka Saaxil.

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed