Maamulka Caasimada Hargaysa oo Jawaab adag ka bixiyay Xayiraadii uu Wasiir Xaabsade {DHAGAYSO} ku soo rogay dhulka danta Guud
Hargaysa 29.May (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Caasimada C.casiis Maxamud Caga weyne ayaa maanta Jawaab Kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud ee uu Ku Joojiyay dhul dan Guud ah oo dawlada hoose Maalintii doraad Siisay dad barakacayaal ah oo Ku nool Xaafada Maxamed Mooge .
Ku simaha duqa oo ay Weheliyaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta dawlada hoose waxay ku Sheegeen in Wasiirka Hawlaha Guud aanu ka Mas’uul ahayn dhulka danta Guud ee Caasimada isla markaana waxay nasiib daro ku tilmaameen in Wasiirku baal maro Sharci ee u dhexeeyay .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ZOOM0073(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com