Nuxurka Kulankii dhex maray Ganacsatada,Maamulka Caasimada iyo Ka Gobolka Maroodijeex {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.May (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare oo uu Weheliyo Ku simaha Maayirka Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar Ku xigeenka Caasimada Hargasya Cabdicasiis Maxamed (Cagaweyne) ayaa Maanta Ganacsatada Caasimada la yeeshay Kulan Lagag wada Hadlayay Sidii ay Gacan dhaqaale ugu fidin lahaayeen Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Maroodi jeex.
Kulankan Waxaa kale oo lagaga hadlay dardar gelinta Cashuuraha Waxaanay Mas’uuliyiintii Kulankaas ka qayb qaadanayay ay aad uga hadleen Sida baahida loogu qabo in Nabadgalyada Caasimada il gaar ah lagu eego.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jeeniyare288.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com