|

DAAWO Kulan Dhex maray Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Golaha Deegaanka ee Magaalada Istokhom

Sweden 28.May (SDN) Maayarka Caasimada Hargaysa Mudane C.raxmaan Maxamud Caydiid Soltelco iyo Wefti uu hogaaminayo oo ku Sugan Magaalada Istokhom ee dalka Sweden ayaa kulan ay yeesheen Golaha Deegaanka ee Magaaladaas,kaas oo lagaga hadlayay Mataanaynta labada Magaalo .

Maayarka Caasimada Hargaysa waxaa Kulankan Ku wehelinayay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Maayarkii Hore ee Caasimada Hargaysa Eng Xuseen Maxamud Jiciir iyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ee Hargaysa Mawliid Waris C.laahi.

Sweden SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed