|

“Mucaawinada ay Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysaa waa inaanay waxyeelo u gaysan Qaranimada iyo Madax banaanida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

Berbera 27.May (SDN) Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera isagoo u sii Jeeda Wadanka Kenya waxaanu Wasiirku faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkiisa.

Wasiirka Arrimaha Dibadu waxa uu Xusay in Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa wuu wanaagsan yahay isla markaana uu kala hadli doono madaxda Qaramada Midoobay isbedelo ay dhawaan Sameeyeen kana mid tahay in hawada Somaliland si baal marsan Sharciga ugu wareejiyeen Maamulka Somalia .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dibada27.mp3″]
Berbera SND.

Qurbejoog.com

Comments are closed